
About Course
Aasaaska English-ka – Xarfaha, erayada, iyo naxwaha (Grammar).
✔️ Hadalka & Maqalka (Speaking & Listening) – Sida si sax ah loogu hadlo English.
✔️ Akhriska & Qorista (Reading & Writing) – Sidii qoraallo sax ah loo dhisi lahaa.
✔️ Eray-bixinta & Odhaahda (Vocabulary & Phrases) – Erayo iyo jumlado muhiim ah.
✔️ Fariimaha & Wadahadalka (Communication Skills) – Sida si kalsooni leh loola hadlo dadka.
Koorsadan waa mid ku baxaysa Af-Soomaali si aad si sahlan u fahmi karto. Haddii aad rabto inaad si xirfad leh u barato English-ka, tani waa koorsada saxda ah! 🚀📚
Course Content
Barashada Luuqadda English-ka – Sharaxaad Kooban
-
Chapter One
-
Chapter Two
05:16 -
Chapter Three
Student Ratings & Reviews
No Review Yet