ciiltire academy

cryptocurrency somali full course

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadan waxay ku hagaysaa fahamka buuxa ee cryptocurrency-ga, laga bilaabo aasaaska ilaa xirfadaha sare. Waxaa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu wax ka barto suuqyada crypto, blockchain, ganacsiga (trading), iyo sida loo maalgashado.

What Will You Learn?

  • Cryptocurrency Full Course (Af-Soomaali) - Waxaad Baran Doontaa
  • ✔️ Aasaaska Cryptocurrency – Waa maxay crypto? Blockchain sidee u shaqeeyaa?
  • ✔️ Crypto Wallets & Security – Sida crypto loo kaydsado & looga ilaaliyo xatooyada.
  • ✔️ Mining & Staking – Sidee crypto looga helo adigoon wax iibin?
  • ✔️ Trading & Investing – Sida looga ganacsado crypto (Technical & Fundamental analysis).
  • ✔️ DeFi & NFTs – Waa maxay Decentralized Finance & NFTs? Sidee lacag looga sameeyaa?
  • ✔️ Risk Management – Sida khasaaraha looga badbaado & lacagtaada loo ilaaliyo.
  • Koorsadani waa mid dhameystiran, oo ku baxeysa Af-Soomaali, si fududna loo fahmi karo. 🚀💰

Course Content

cryptocurrency somali full course

  • Waa maxay Cryptocurrency iyo Bitcoin?
    25:05
  • Halkee Laga Helaa Xogta Coin ka & Sida Loo Baaro
  • Sidee Loo Furtaa Account Exchange Binance | Part
    21:11
  • Sidee Loo Furtaa Account Exchange Binance | Part 2
    00:00

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet